Injineernimada Korontadu waxa ay ka dhigan tahay koronto, taas oo ku socota dhinac kasta oo nolosheenna ah Korontadu waxay siisaa awood ay ku socodsiiso qalabka, mishiinada culus, iyo nalalka. Korontadu waxay kaloo ka kooban tahay isgaarsiinta sida teleefoonka, raadiyaha, iyo telefishinka iyo aaladaha kale ee elektiroonigga ah ee macaamiisha.
Maxaan ugu baahanahay inaan barano korontadu?
Fahamka korontadu waxay muhiim u tahay aqoonta guud ee tignoolajiyada . Intaa waxaa dheer, xirfado badan oo injineernimada waxay u baahan yihiin aqoonta aasaasiga ah ee korontada si loo hindiso oo loo naqshadeeyo tignoolajiyada iyo alaabooyinka aan ku tiirsannahay maalin kasta.
Links hoose ka baro Coursada ⬇️
(100%)...Diploma in Electrical Studies - Revised
Learn about electricity, its applications, and the key aspects of the electrical trade with this free online course.
By: Mohamed Ahmed
Tafatire✍️: Opportunity Club
Comments